|

(Daawo) Jabuuti Oo kafurmay shirkii Madasha iskaashiga Afrika

Dalka Jabuuti waxaa maanta ka furmay shirka madasha iskaashiga Afrika oo ay ka soo qaybgaleen Madaxda Afrika .

Madaxweyeyne Farmaajo oo hadalk kooban ka jeediyay Furitaankii shirkan ayaa waxa uu yiri”“Hawshan waxaa galay waqti badan, shaqo badan, aragti fog iyo hoggaan wanaagsan oo uu hormuud u yahay walaalkeen Ismaaciil Cumar Geelle taasoo iyadana ku timid wadashaqeynta shacabka iyo Dowladda Jabuuti.” Ayuu yiri Madaxweynaha.

Halkan ka daawo Muuqaalka.

Comments are closed