|

(Dhagayso) Haweeynka Magaalada Laas-Caanood ” inagoo Weeso Qabna waa in aan Seexanaa qofkii Gurigiisa loogu Soogalo Waa shahiid , Waa in aan jeegaan iska dhicinaa

Magaalada laas caanood waxaa maanta ka dhacay dibad bax looga soo horjeeday Hagardaamada iyo dhibaatada ay ku hayaan shacabka  Gobolkaasi  Maamulka Hargaisa ee  uu Madaxweynaha uyahay Muuse biixi.

Shacabka ayaa sheegay in Malayshiyaad cusub lagu soo daadiyay Magaalada laas -caanood kuwaas oo  guryaha hubka ka aruurinaya ,waxayna ay xirrixeen dhamaan Wariye yaashii gudbinlahaa Banaanbaxa .

Haweenka ku dhaqan Gobolka Sool ayaa sheegay in Malayshiyaadka  Jeegaanta ay  Magaalada Laas-Caanood  Xoogooda inta badan ay isugu keeneen.

Halkan ka dhagayso .

      DR0000_0739.mp3

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed