|

(SAWIRRO) Boqor Burhaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray degmada Rako

Qardho (Puntlandi) Boqor Burhaan boqor Muuse, Gudomiyaha Gobolka karkaar  iyo qaar kamid Ah nabadoonada Gobolka, ayaa gaaray degmada Rako oo ka tirsan Gobolka karkaar.

Ujeeda socdalka rako ee wafdiga ayaa hor dhac u Ah shir nabadeen 7 bishan lagu wado inuu ka dhaco Qardho taas oo lagu hishiisinayo Beelo walaalo ah oo Dega degmooyinka xumbays iyo Rako oo colaad in mudo ka dhaxaysay.

Boqor Burhaan ayaa shirkii caleemo saarka ee Carmo kaga balanqaaday inuu go’gol nabadeed uu, u dhigidoono labadaasi beel. Tan iyo xilligaas waxaa Qardho laga dareemaya u diyaar garowga shirka nabadaynnta beelaha walalaaha ah.

DAAWO SAWIRRADA.

Puntlandi.com

Comments are closed