|

Madaxweynaha Soomaaliland oo Adis ababa ku wajahan



Todobaadka soo socda ayaa Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi wuxuu u safrayaa Dalka Itoobiya.

Safarka Madaxseyne Biixi oo ah mid aan la shaacin ayaan illaa hada l ogayn ajamdihiida inkastoo wararku i taas ku darayaan inuu la kulmi doono Raysal wasaaraha DaƦkaas Aiye Ahmed.

Warar kale ayaa iyana waxay sheegayaan inuu ku bixi doono Casumaad uu ka helay Xafiiska Raysal wasaaraha Itoobiya.

Puntlandi.com
Garowe

Comments are closed