|

Daawo Sawiro Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Gudiga Amniga

Madaxweynaha Dowlsda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmay Gudiga Amniga Muqdisho.

Waxayna kawada arinsadeen Amaanka Muqdisho iyo sidii wax looga badali lahaa Amaanka guud ee Muqdisho.

Msdaxweynaha ayaa wuxuu soo jeediyey in Qaababkii hore lagu guul dareystay sidaas awgeed loo baahan yahay qaab cusub oo lagu wajaho Amaanka.

<

Comments are closed