|

Cududaar: Shaqo aan ka wadno website-ka

Cududaar;- Warbaahinta Puntlandi waxay akhristayaasha ka raali galinaysaa, Maadaama aan maalmahaan Shaqo ka wadney Website-ka waxaa xirnayd guud ahaan qaybta Daabacaada wararka , sidaas awgeed Wariyayaashu ma awoodin iney soo galaan website-ka oo wararka daabaaan. Wali shaqada waan wadnÄa laakiin sida ugu dhakhsaha badan ayaan u dhameynaynaa howsha dib u habeyn ee webka aan ku wadno.

Sidaas oo jirta hdana marwalba waad heleysaan wixii warka degdega ah (BREAKING NEWS) oo markaas jira.

Wabilaahi towfiiq

Warbaahinta Puntlandi.com
Garowe

You must be logged in to post a comment Login