|

Wasiirkii Waxbarashada Federaalka Soomaaliya oo Xilkii laga xayuubiyey



Raysal wasaare Kheyre ayaa Xilkii ka qaadey Wasiirkii Waxbarashada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan.

Wareegto kasoo baxday XafiiskacRaysal wasaaraha ayaa Xilka looga qaadey Wasiirka.

Ma jiraan tafasiil ku saabsan Xilka qaadista Wasiirka iyo sababta looga xayuubiyey Xilka.

Raysal wasaare Kheyre ayaa horey dhowr jeer wuxuu xilka ka qaadey Wasiiro iyadoo Wasiirada Xilka laga qaadeydey ay qaarkood ka warheleen xilka qaadistoida markay Saxaafada ka arkeen, Qaar iyagoo shaqo banaanka Dalka ugu maqan baa xilka laga qaadey.

Puntlandi.com
Muqdisho

Comments are closed