|

Raysal Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweyne Xigeenka Maraykanka oo kulmay


Dowlada Maraykanka ayaa bogaadisay Dowlada Itoobiya isbadalka ay ka sameeyeen Siyaasada Geeska Afrika.

Madaxweyne Xigeenka Maraykanka oo la kulmay raysal wasaaraha Itoobiya.

Labada Masuul ayaa waxay kawada hadleen xiriirka labada Dal iyadoo Dowlada Maraykanku ay Raysal wasaare Abiy ugu hambalyeeyeen Heshiiska taariikhiga ah ee la galay Eritrea iyo dadaalka ay Itoobiya ugu jirto nabadaynta Geeska Afrika.

Comments are closed