|

Madaxweyne Kenyata oo gurigiisa ku booqsey Madaxweynihii hore ee Kenya Daniel Arap Moi

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa maanta oo sabti ah wuxuu guriisga oo ku yaal Nakuru ku booqday Madaxweynihii hore ee Kenya Daniel Arap Moi, Kenyata ayaa markuu booqanayay Danial Arap Mio waxay weheliyey wiilka uu dhakay Dial Arap Mio,

Booqashadaan ayaa u muuqata mid siyaasadeed oo loolan loogu jiri codadka qabiilka uu kasoo jeedo Danial Arab Mio, waxaa maalmahan soo baxay warar sheegaya in Raila Odinga uu isticmaalayo Senator ay isku heyb yihiin Madaxweyne Danial Arap Mio si loo kala qaybiyo codka Beesha Deegaanka uu Danial Arab Mio kasoo jeedo marka la gaaro Doorashada 2020.

Isla maanta wuxuu Madaxweyne Kemyata Booqanayaa Siyaasisyiin kale oo aan wali la magacaabin.

Xafiiska Madaxweynuhu kama aysan hadal Booqashada Kenyata uu ugu tagay Madaxweynihii hore Danial Arab Mio.

Puntlandi.com
Nairobi

Comments are closed