|

Madaxweyne Gaas oo Garoonka Diyaaaradaha Garowe kusoo dhaweeyey Raysal wasaare Kheyre

Raysal wasaaraha Soomaaliya Xadan Kheyre ayaa maanta booqasho ku yimid Garowe halkasoo si diiran loogusoo dhaweeyey.

Safarka Raysal wasaaraha oo labo maalmood qaadanaya ayaa waxaa laga wada hadlayaa arimo ay kamid yihiin Xiriirka Villa Soomasliya iyo Garowe, Arimaha Amaanka guud ee Soomaaliya , Dhismaha Ciidamada.

Fashfaahin iyo saworo kala soco puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login