|

Daawo waraysi uu Madaxweyne Gaas uga hadlay Siyaasada Puntland, waxqabkiisii,dhaqaalaha iyo doorashada 2019



Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waraysigiisii ugu dambeeyey ee uu bixiyay wuxuu sheegay in dhowaan ay Puntland ka howlgali doonto shirkad Diyaaradeed oo duulimaadkeedu yahay Adis abab -Garowe, Madaxweynuhu wuxuu kaloo ka hadlay Doorashada Puntland ka dhici doonta 2019, Amaanka iyo Waxqabdka Xukuumadiisa.

Hoos ka daawo

You must be logged in to post a comment Login