|

Daawo waraysi uu Siayaasi Cali Xaaji ku lafa gurayo Nooca doorasho ee ka dhici doonta Puntland 2019 iyo waxqabadka Xukuumada Madaxweyne Gaas

Wasiirkii hore ee Wasaarada Waxbarashada Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa Waraysigiisii ugu dambeeyey ee uu bixiyo wuxuu ku lafa guray Doorashada Puntland ka dhacaysa 2019. Siyaasi Cali Xaaji wuxuu kaloo warayiga uu uga hadlayaa waxqabadka Xukuuamada Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo xaalada guud ee Puntland

Hoos ka daawo

Comments are closed