|

Breaking Faahfaahin Qaraxii caawa ka dhacay Buuhoodle, yaa ku geeriyooday yaase is qarxiyey

Qarax ismiidaamin ah oo caawa lala beegsadey Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa ku geeriyoodey Alla ha u naxariistee Cabdifatax Maxamed Cali oo Mar ka tirsanaa Xafiiska Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid hadana ka mid ahaa Saraakiisha SSC ururkiibla oran jiray iyo wasirkii hore ee Arimaha gudaha ee maamulka Khatumo  Ahmed Maxamuud Doolaal.

Ninka isqarxiyey ee naftiisa halasgay ayaa la sheegay inuu Burco ka yimid.

Waa markii u horaysay oo qarax noocaan ahi uu ka dhaco Buuhoodle.
Puntlandi.com
Garowe

Cabdifatax Maxamed Cali 


Axmed Maxamuud Doolaal.

You must be logged in to post a comment Login