|

Raisal Wasaarihii Hore ee Ethiopia oo la kulmay Minguste Xayle Maryam

Raisul Wasaarihii hore ee Ethiopia Hailamaryam Desaglin iyo Minguste


Nimco Abwaan Qorane

Ra’isul Wasaarihii hore ee Ethiopia Hailamaryam Desaglin oo ka tirsan xisbiga talada haya EPRDF ayaa kula kulamy Mingiste magaalada Harare ee Dalka Zimbabwe

Sharciga Ethiopia ma ku jirtaa in la ciqaabo qofkii la kulma Mingiste Hailamaryam oo dilay dad kor u dhaafaya 100,000 oo Ethiopian mucaarad ah.

Maalma dhaweyd gabadh Somaaliyeed oo ah Nimco Abwaan Qorane ayaa maamulka Jeeganta Muse Biixi ee Hargeysa uu ku xidhay Xamar baad tagtay.

Soomaalidu haka korto caadifada aan macnaha ku fadhin.

By: Diraac

You must be logged in to post a comment Login