|

BREAKING NEWS– Madaxweyne Cabdi Maxamed Cumar oo saxaafada la hadley shacabkana baaq u diray..

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar ayaa goordhaweyd saxaafada la hadlay xili warar kala duwan soo baxayaan.

Madaxweynaha ayaa shacabka ugu baaqay iney isdajiyaan wuxuun tacsi u diray shacabkii ku geeriyooday rabshadaha.

Saaka ayaa Ciidamada Federaalku soo ay aroornimadii soo galeen Magaalada Jigjoga xiligaasoo la baahiyey in Madaxweynaha ay Xabsi guri dhigeen.

Laakiin hada waxaa cad in Mdaxaweyne Cabdi uu xukunka wali hayo.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.clm
Adis ababa.

You must be logged in to post a comment Login