|

(VIDEO) Xaalada Jigjiga Oo maanta dagan iyo Madaxweyne Cabdi Maxamed Oo aan la ogayn halka uu kusugan yahay

Xalada Magaalada Jigjiga ayaa ah saaka ah mid dagan, kadib  markii ay dhaceen Rabshadihii iska horimaadka Sababay ee ka dhacay Magaalada ,taas oo keentay kadib markii ciidamada milatariga ay la wareegeen shalay Xarumihii dowladd Deegaanka Itoobiya walow markii dambe ay isga baxeen.

Madaxweyne Cabdi  Maxamed oo shalay Warbaahinta lahadlay ayaan la ogayn halka uu kusugan yahay ilaa haatan .

Wadooyinka Magaalada waxaa saaka dhexmarayay Ciidamada Booliska ee ka hortaga rabshadaha .

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa  la sheegay in uu ku amray Milatariga in ay ka hortagaan shir la shegay in Jigjiga shalay ay kulahaayeen Madaxda dowladd deegaanka Itoobiya ,taas oo keentay kadib markii dowladda Itoobiya ay sheegtay in shidaalka ka soobaxaya dalkaasi Itoobiya  Soomaalida ay ku yeelan doonaan  5% .

Halkan ka daawo.

 

Comments are closed