|

Tacadiyada lagula kaco Maxaabista kuxiran Xabsiga lagu magacaabo Godka Jinicow

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomalaiya kana mid ah Gudiga  amniga iyo Arimaga gudaha ee Soomalaiya  oo lagu magacaabo   C/risaaq Cumar Maxamed  Horayna u soo noqday Wasiirkii hore ee amniga  Soomaaliya  ayaa u kuur galay Xaalada ay kunool yihiin Maxaabiista kuxiran Godka jinicow ee Magaaalada Muqdisho oo ah xabsiyada ay ciidamada Nabadsugida ay ku leeyihiin  Magaalada Muqdisho .

Waxa uu sheegay Xildhibaanka in dowladda Soomaaliya ay kula xisaabtami doonaan tacadiyada ka dhanka ah Maxaabiista kuxiran Xabsiyada .

 

Intabadan Hay,ada Xuquuqul insaanka u dooda ayaa waxa ay shegaan in Xabsiyada dalka ay ka jiraan tacadiyo xoogan .

 

 

You must be logged in to post a comment Login