|

(DAAWO)Wararkii ugu danbeeyey ee xaalada Jigjiga iyo Rabshado ka socda dirirdhaba

Waxaa maantay dagan Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlo deegaanka Soomaalida Itoobiya kadib rabshado shalay ka dhacay.

Rabshadaha ayaa wararku waxaa ay sheegayaan inay ku faafeen magaalada diridhaba halkaas oo ay isku faro saareen dhalinyaro soomaali iyo Oromaha ah.

Halkaan Ka Daawo Waraysi.

Puntlandi.com

Comments are closed