|

(Dhagayso ) Qarax Ismidaamin ah Oo ka dhacay Degmada Afgooye iyo khasaare ka dhashay Weerarkan

Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhawayd waxa u ka dhacay  magaalada Afgooge gaar ahaan bar kaantarool oo  ay Ciidamada ay ku lahaayen degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha hoose .

Qaraxa ayaa dhacay kadib markii ay cidamadu ay ka dhaqaaqeen goobata , waxaana ku dhintay hal askar lob kalena waa ay ku dhaawacmeen.

Gaariga qaraxa loo isticmaalay ayaa la sheegay in uu ahaa gaari caasi ah.

Al-shabaab ayaa  sheegatay mas,uuliyada weerarkan.

Hadaba Cali nuur Maxamed waa gudoomiye kuxigeenka gobolka shabeelaha hoose , waxa uu kawarbixinayaa sida uu qaraxa u dhacay.

      Gudomiyaha

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed