|

Akhriso :- Afgaanistaan :-Qarax Ismiidaamin ah Oo lagudilay Ciidamo katirsan Howlgalka NATO

Uguyaraan sadax askari oo ka tirsanaa ciidamada is ku dhafka ah ee ku sugan dalka Af-gaanistaan  ayaa ku dhintay Qaraxa ismiidaamin ah oo lala bar tilmaameedsaday .

Askari katirsan ciidamada maraykanka ,iyo labo askari oo katirsanaa ciidamada Af-gaanistaan ayaa ku dhaawacmay Weerarkan.

Saraakiisha hogaaminaysa howlgalk NATO ayaa sheegay in aysan shaacin doonin Magacyada askatra dhimatay ,ka hor inta aan la ogaanin magacyada dalalka ay udhasheen.

 

Kooxda Daalibaan ayaa sheegatay mas,uuliyada weerarkan ,waxayna ay sheegeen in Qaraxan uu ahaa mid farasamaysnaa, ayna ku qaadeen kolonyo ciidamada NTO katirsan oo ku sugnaa  gobolka barfaan oo 60kmtr dhanka waqooyi kaga beegan Xarunta Af-gaanistaan .

Puntlandi.com Bosaaso.

 

You must be logged in to post a comment Login