|

(Dhagayso) Maamulka Gobolka kar kaar Oo go,aano ka soo saaray Xirmooyinka sharcidarada ah

Maamulka gobolka kar kaar ,kan degmada  iyo taliska qaybta Boolika gobolka kar kaar ayaa ayaa maanta howlgal lagu bur burinayo dhismayaal sharci daro ah, iyo xirmooyinka sharci darada ah ka sameeyay duleedka degmada Qardho  .

Maamulka ayaa sheegay in cidi ka hortimaada awaamiirtan ay soo saareen laga qaadi dono talaabo sharciga Waafaqsan.

Halkan ka dhagayso .

      Maamulka Gobolka iyo Taliska qaybta

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login