|

(Dhagayso) Muuse biixi” Beesha caalamka ayaa soo faragalisay dagaalka Tukaraq Ee gobolka Sool

Madaxweyne muuse biixi oo  ah Madaxweynaha maamulka  Hargaisa oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay  in ka maamul ahaan ay diyaar uyihiin  in ay  nabad galyo  ku wada noolaadaan Puntland iyo Soomaaliland ,Maxaabista ay hayaana la sii dayn doono .

Waxa uu sheegay in IGAD, AU-da  ay ku kujiraan dhex dhexaadinta labada dhinac  Puntland iyo dowladda fadaraalka Soomaliyana  ayuu ugu baaqay  in intaasi ay ka rajaynayaan dhankooda .

Waxa uu sheegay in marwalba ay diyaar layihiin xabad joojin .

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiwai gaas yaa horay usheegay in inta taako kamid ah dhulka Puntland ay haystaan maamulka Hargaisa aysan harsan doonin  dowladda iyo shacabka Puntland .

Ciidamada  dowladda Puntland iyo maleeshiyaadka muuse biixi ayaa wali  isku hor fadhiya  deegaanka tukaraq ee gobolka sool

      Muuse+Biixi

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login