|

(DAAWO)Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo baarlamaanka hor gaysay Xisaab Xirka miisaanidda 2017.

Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdulaahi Siciid Carshe Dhaqaaje ayaa maantay ka hor akhriyey Baarlamaanka Puntland Xisaab xirka miisaaniyadda Dowladda sanadkii 2017.

Xildhibaanada Baarlmaanka oo ku guda jira kal-fadhigooda ayaa loo qaybiyey xisaab xirka waxaana ay ka doodi doonaan maalinta sabti ah sida uu sheegay gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka.

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login