|

BREAKING:- NEWS Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya magaalada muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd isgoyska sos  uu ka dhacay Qaraxa jugtiisa laga maqlay intabada xaafadaha Magaalada.

Wararka uu helayo warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegaya in qaraxan lala eegtay Ciidamada AMISOM oo marayay is goyskaasi sos .

ilaa iyo hada macada khasaaraha dhabta ah ee uu qaraxan gaystay.

Magaalada  Muqdisho ayaa maalmihii udambeyay waxaa ka dhacayay dilal qorshaysan iyo qaraxyo ismiidaamin ah .

waxaana mas,uuliyada weeraradan sheeganayay kooxda Al-shabaab .

 

You must be logged in to post a comment Login