|

(Dhagayso)+Sawirro :- Gudoomiyaha Gobolka Bari” Waxaan ka digayaa in Qoomiyada Oromada lagu dhibaateyo Gobolka Bari

Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays dhado ayaa shacabka ku Dhaqan magaalada Bosaaso waxa uu uga digay in la dhibaateeyo dadka magan Galayada ujooga gobolka, ee ka soo jeeda Qoomiyada  Oromada .

Gudoomiye Dhado ayaa sheegay in aan loo baahneen in xiisad laga abuuro Ninkii Oromada ahaa ee dhawaan Magaalada Bosaaso lagu  jirdilay .

Waxa uu shegay in  Ninkan xaaladisa Caafimaad ay lawareegtay dowladda hoose ee Magaalada Bosaaso .

Gudomiyaha ayaa sheegay in arintan ay doonayso in Somaaliland ay ka faa,iidaysato  kadib markii ay Puntland culays ay ku saartay dhaq dhaqaaqa ay kawado  Soomaaliland Tukaraq.

Hadalkan ayuu Gudoomiyaha ka sheegay shir uu Bosaaso kula qaatay Qoomiyada Ormada ee kunool magaalada Bosaaso .

Halkan ka dhagayso gudoomiyaha .

      Gudoomiye dhado

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed