|

(Dhagayso) Isimada Puntland Oo ka tacsiyeeyay dilki xalay Bosaaso loogu gaystay Maareye kuxigeenki Shirkada Golis

Iyadoo habeenimadii xalay magaalada Bosaaso kooxo hubaysan oo aan ilaa iyo Hada heebtooda  la aqoonsan ay ku dileen Masjid kuyaala magaalada Bosaaso .

Mareeye kuxigenkii shirkada isgaarsiinta ee Golis Allaha unaxariiste mudane C/laahi  Cali Cumar ayaa waxaa dilkaasi ka tacsiyeeyay Isimada dhaqanka ee dowladda Puntland.

Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo ah Afhayeenka Isimada dowladda Puntland ayaa sheegay in dilka noocan oo kale ah uu yahay wax laga xumaado.

Waxa uu maamulka Gobolka Bari iyo shacabkaba uu ugu baaqay in ay meel uga soo wada jeestaan dadka qal qalka galinaya amniga gobolka iyo midka guud ee Puntland .

Halkan ka dhagayso .

      Garad Cabdilaahi Cali

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login