|

Isgaarsiinta Magaalada Jigjiga Oo go,an iyo dowladda Itoobiya Oo Ciidamo Milatari ah ku daadisay Xaafadaha Magaalada

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in isgaarsiintii  magaalada lajaray sababo la xiriira dhan Amniga.

Dowladda Itoobiya ayaa shirkadaha isgaarsiinta ku amartay in ay hawada ka saaraan qadka INTERNETKA .sida Facebook ,iyo wixi lamid ah.

Arintan ayaa waxaa la sheegay in looga golleeyahay in laga hortago dadka baraha Bulshada ay ku xirirto ku faafinaya Muuqaalada mujinaya  dibad baxdayada Rabsahadaha wata.

Dhanka kale Wararka uu helayo Warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee dowladd deegaanka Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar  uu ku jiro xabsi guri .

 

 

Comments are closed