|

(Dhagayso) Xujaydii ugu horaysay Oo maanta Jabuuti ka dhooftay

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Jabuuti waxaa maanta ka dhooftay diyaaradii ugu horaysay ee qaaday Xujay Soomaaliyeed oo  ka baxda dalkaasi .

Xujaydan ayaa sanadkan soo gudanaysa waajibaadka acmaasha xajka .

Madashii ay ka ambabaxayeen Xujaydan ayaa waxaa  hadal kooban ka jeediyay Wasiirka tamarta ee Jabuuti ahna kusimaxa Wasiirka arimaha islaamka ee Dowladda Jabuuti Yoonis Cali Geedi ayaa Warbaahinta lahadlay iyo Mas,uuliyiin kale .

Halkan ka dhagayso

      Xujayda jabuuti

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed