|

BREAKIN :-NEWS Madaxweyne Farmaajo Oo Xil ka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay Garsoore yaal Maxkamadeed

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo Saaray Goor dhawayd waxa uu ku magacaabay ilaa iyo 5 Garsoore , waxaana uu xilalkii uu ka qaaday ilaa iyo lixkale oo ka tirsanaa Maxkamada Sare ee dalka.
Garsoore yaasha uu Madaxweyne Farmaajo  uu xilka ka qaaday ayaa waxa ay kala yihiin .
1 – Garyaqaan Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe.

2– Garyaqaan Maxamed Cumar Axmed.

3– Garyaqaan Cabdalle Macalin Maxamed.

4– Garyaqaan Xaydar Barqash Abukor.

5– Garyaqaan Axmed Cali Muuse.
Madaxweynaha ayaa sido kale waxa uu magacaabay  lix Garsoore  oo kale  ,kuwaas oo kala ah .
1- Mudane Sheekh Abuukor Cismaan Macalin Daahir.

2– Mudane Maxamed Maxamuud Maxamed.

3– Mudane Maxamuud Axmed Faarax.

4– Mudane Sheekh Cumar Aadan Maxamed.

5– Mudane Cabdinaasir Seeraar Axmed.

6– Mudane Axmed Maxamed Sheekh Ibraahim.

 

Comments are closed