|

Maxaa haatan ka socda magaalada Bosaso?

Waxaa dekeda magaalada Bosaso Saacadaha soo socda kusoo xirandoona markab sida ku dhawaad 30 kun oo neef oo adhi ah , kuwaas oo uu Sacuudiga soo celiyay .

Wasaaradda xanaanada Xoolaha ee dowladda Puntland, ayaa sheegtay in aysan ogayn sababta xoolahaan loosoo celiyay, balse baaritaan lagu samayn doono.

Bosaaso waxaa ku yaala ilaa iyo 2 maxjar oo xoolaha inta aysan dhoofin lagu baaro. Mas,uuliyiin katirsan dowladda Puntland oo isugu jira Wasiirro Ganacsato iyo maamulka Gobolka Bari ayaa dekeda Bosaaso kusugan waxaana lafilayaa in laga warbixiyo sabata loo so celiyay xoolahaan.

Puntlandi.com

Comments are closed