|

Akhriso:- Golaha iskaashiga Maamul Goboldeedyada dalka oo icaalimayay Shirwaynihii Sadaxaad ee Golaha iyo Xiliga uu dhacayo

Madasha Golaha  iskaashiga maamul goboleedyada dalka ayaa maanta waxa ay iclaamiyeen in ay isugu yimaadaan shir kii sadaxaad ee Golaha.

Warka qoraal ah oo ay Goluhu soo saareen ayaa waxaa ku saxiixnaa Gudoomiyaha Golaha iskaashiga maamul goboleedyada Soomaaliya mudane C/wali Cali Gaas oo ah Madaxweynaha dowladda Puntland .

Halkan ka Akhriso.

Comments are closed