|

Dowladda Puntland oo ku dhawaaqday fasaxo labo maalin ah oo lagu maamuusayo maalmaha Ciidul Adxaa.

Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday fasax labo maalin ah oo la siiyay shaqaalaha dawladda Puntland iyo kuwa gaarka ah laga bilaabo 21 ilaa 22 ciida awgeed.

Fasaxaan ayaa lagu cadeeyay qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland, kaasoo nuqul kamid ah uu soo gaaray xafiiska warsidaha Puntlandi.

Halkaan hoose ka akhriso.

Puntlandi.com

 

You must be logged in to post a comment Login