|

Dowladda Puntland oo saldhig ciidan siisay sarkaalkii kasoo goostay maamulka Hargeysa.

Qardho (Puntlandi) Dowladda Puntland ayaa saldhig ciidan siisay Kornayle Caare oo dhawaan kasoo goostay maamulka Hargeysa, waxaana saldhigaas laga siiyay gobolka Karkaar.

Kornayl Siciid Cawil Caarre oo shir jaraai’d ku qabtay magaalada Qardho ayaa sheegay inuu bilaabayo halgan dagaal oo jabhadayn oo ka dhan ah maamulka Muuse Biixi. isagoo sheegay inuu dagaalamayo cadaalada Soomaaliland.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka warkaan.

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login