|

Dawlada Puntland oo Tacsi u dirtay M/weyne ku xigeenka Puntland oo Hooyadiis Cambaro Xuseen Xayle oo ku geeriyootay Minnesota – USA

Inaa Li’laahi Wa’inaa Ileyhi Raajicuun.
Geeridu waa Xaq

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Cali Gaas iyo dhamaan xubnaha Xukuumads Puntland waxay dhambaal tacsi ah oo tiiraanyo xanbaarsan u direen Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Eng.Cabdixakiin Cabdullahi Xaaji Cumar Camey oo hooyadii Allaah ha u naxariistee Marxuumad Cambaro Xuseen Xayle maanta ku geeriyootay magaalada Eden prairie ee Minnesota -USA.

Halkan ka daalaco dhambaalka Tacsida Dawlada Puntland

Comments are closed