|

Breaking News : – Dowlada Jarmalka oo ka laabatay qorshihii ay ku dhisil lahayd Wada Garowe iyo Gaalkacyo isku xirta, Kalsooni daro awgeed.

Warsaxaafadeed ay soo saartay Safaarada Jarmalka ee Naorobi ayaa lagu tilmaamey in Dowlada Jarmalku iyagoo ka xun ay ku dhawaaqeen iney baajiyeen qorshihii ay ku maal galin lahayd dayac tirka wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Garowe.

Malaayiin Dollar oo ay Dowlada Jarmalku ugu deeqday Puntland ayaa waxaa u xilsaaraa fulinta mashruuca Hay”ad ay Dowlada Jarmalku leedahay oo lagu magacaabo ZIG Laakiin daldaloolo badan oo ay Hay’adaan ka aragtay Hay”ada Wadooyinka Puntland ayaa sababtay in Qashinka lagu daro Mashruucaan qaaliga ahaa, Waxayna Jarmalku joojoyeen Wada shaqayntii ay la wadeen Hay’ada Dowlada Puntland u qaabilsan Wadooyinka PHA.

Warkaan oo faahfaahsan kala soco Puntlandi.com subaxa Sabtida .

Puntlandi
Garowe

You must be logged in to post a comment Login