|

(VIDEO) Qaxooti Somaaliyeed oo kasoo qaxay dhulka Oromada oo Garowe lagusoo dhoweeyay.

Xildhibaano katirsan barlamaanka Puntland iyo wasaaradda arrimaha gudaha Puntland, ayaa Garowe kusoo dhoweeyay Qaxooti Somaaliyeed ah oo kasoo qaxay dhulka Qowmiyada Oromada Ethiopia halkaas oo dhibaato xoogan loogu geystay dadkii halkaas ku noolaa.

Dadkaan oo u badanaa dumar iyo Carruur, ayaa kusii jeeday degmada Badhan ee gobolka Sanaag oo deegaan ahaan ay kasoo jeedaan, waxaana xildhibaanadu sheegeen inay dadkaan kasoo carareen guryahoodii iyo xoolahoodii ay lahaayeen.

Halkaan ka daawo.

Puntlandi.com

 

 

You must be logged in to post a comment Login