|

Galmudug,” Madaxweyne Farmaajo wuxuu burburinayaa heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna

Maamulka Galmudug ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay eedayn xoogan ugu jeediyeen madaxweyne Farmaajo, iyagoo eedeeyay inuu gacmaha kula jiro burburinta heshiiska ay ku midoobeen  maamulka Galmudug iyo Ahlusuna Waljamaaca.

Halkaan hoose ka akhris warka.

 

You must be logged in to post a comment Login