|

(Dhegayso ) + Sawiiro :- Bosaaso oo lagu qabtay kulan looga hadlaayay Amniga iyo Bilicda magaalada

Maamulka  degmada Bosaaso ayaa maanta kulan ku la qaatay hoolka dowladda Hoose ee degmada Bosaaso  Gudomiye yaasha 16ka xaafadood ee magaalada Bosaaso

Kulanka ayaa ku saabsanaa sidii laysaga kaashan lahaa horumarinta degmada Bosaaso sida Amniga , Bilicda  magaalada , iyo Nadaafada.

Munaasibada waxaa ka soo qaybgalay Gudoomiyaha gobolka Bari Yusuf Maxamed Wacays Dhado , Duqa degmada Bosaaso C/salaan Bashiir C/salaan , Wasiirka Maamiyada Puntland ,  Wasiir dowlaha Maaliyada Puntland Maxamuud Beel Daaje iyo  Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Puntland  .

 

Halkan ka dhegayso.

      Duqa degmada Bosaaso

Sawirro.

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login