|

(Dhegayso ) Madaxweynaha dowladda Puntland oo xaruga ka jaray maanta xarunta cusub ee Wasaarada kaluumaysiga Magaalada Garoowe

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdwali  Cali Gaas ayaa maanta waxa uu xariga uu ka jaray xarunta wasaarda kaluumaysiga iyo keyraadka ee Puntland.

Munaasibada ayaa waxaa ka soo qaybgalay xubno katirsan labada gole ee dowladda Puntland, Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo qaar kamid aah Ururada bulshada rayidka ah.

Wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka Puntland C/rashiid Maxamed   Xirsi oo ugu horeen  furitaanka munaasibada ka hadlay ayaa sheegay in Wasaarada ay waxbadan uqabsoomeen mudadii uu joogay ,wuxuuna shegay in shaqooyinka ay Qabato wasaardu ay ugu wayntahay tahay la dagaalanka jariifka sharcidarada ah ee ka socda xeebaha Puntland.

Madaxweynaha dowladd Puntland C/wali Cali Gaas oo isna munaasibada qudbad ka jediyay ayaa waxa u wasaarada ku amaanay howsha adag o ay bulshada uhayso .

Madaxweynaha ayaa  shegay in ay muhiim tahay in caasimada Puntland ay Wasaaradu ku yeelato  xarun ay ku shaqayso.

      Wasiirka iyo Madaxweynaha

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed