|

(Dhegayso ) Warmurtiyeed laga soo saaray Shirweynihii geedi socodka Dimuqraadiyada iyo maamul wanaaga Puntland

Magaalada Garoowe waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyay shir waynihii  geedi Socodka, dimuqradiyada, maamul wanaaga, iyo  hor umarinta  ka qaybgalka Bulshada  ee go,aamada dowladda   Puntland , kaas oo socday mudo labo maalin ah Waxaan ak soo qayb galay Ergo gaaraysa  400 oo qof  oo ka kala timid lix degmo iyo lix gobolk oo dowladda Puntland kamid ah.

Shirwaynaha waxaa soo qaban qaabisay wasaaarada dastuurka iyo arimaha Dimuqraadiyada Puntland iyo Hay,ado kale oo kala shqeeyay arimaha Dastuurka iyo Maamul wanaaga.

Shirwaynahan ayaa ujeedkiisa waxa uu ahaa uqareemida iyo dardar galinta geedi Socodka , dimuqraadiyada, iyo maamul wanaaga Puntland ,xoojinta wada shaqaynta  iyo iskaashiga uheelanayaasha arimaha dimuqraadiyada iyo maaul wanaaga Puntland.

Shirkan ayaa waxaa sirasmi ah u daah furay  ka hor intii aan la ga soo saarin maanta Warmurtiyeedkan, Madaxweynaha dowladda Puntland D,r Cabdiwali Cali Gaas.

Hadaba halkan ka dhegayso qodobadii laysla qaatay.

      Warmurtiyeedka shirka

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed