|

Sacuudiga oo bahdilaadii ugu darnayd ku sameeyay dowladda Somaaliya

Dowladda  Boqor tooyada Sacuudiga ayaa maanta waxa ay warqad casumaad ah ay udirtay Madaxweyne yaasha  dalalka Itoobiya. iyo Eritrea  kuwaas oo maalinta beri ah u amba bxi doona dalkaasi .

Casuumaadan ayaa waxaa ay salka ku haysaa sidii loo dhamaystiri lahaa heshiiskii Sadax geesoodka ahaa  oo ay kala saxiixden Sacuudiga ,Itobiya, iyo Eritrea.

Sacudiga ayaa sidookale casuumaadan  waxa uu ka reebay madaxda dowladda Fadaraalka Soomaaliya ee ku sugneed  magaalada Adis-Ababa oo uu hogaaminayay Madaxweyne Farmaajo.

Dowladda  uu hogaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb gashay  shalay Shirkii madaxda IGAD ee Adis-Ababa, ayaa markii ay ka soo degeen garoonka Diyaaradaha ee caasimada dalkaasi , waxaa loo diray in uu halkaasi ku soo Dhaweeyo Madaxweynaha ismaamulka dowladd deegaanka Itoobiya Mustafe Cagjar  taas oo ahayd fariin ay dowladda itoobiya  ugudbinaysa dhowladda dhexe, oo Macnaheeda ah  Madaxweynuhu  hala heshiiyo Madaxda maamul Goboleedyadiisa .

 

Puntlandi.com Bosaaso.

Comments are closed