|

BREKING:- NEWS:-Suldaan udhintay Rasaas uu furay Askari ka tirsan ciidamada Puntland ee Gobolka Sanaag ku sugan iyo Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyay

Allaha unaxariistee waxaa maanta degmada Baran ee gobolka Sanaag ku geeriyooday Suldaan Xasan Cali Jibriil ,kadib markii Askar ka tirsan ciidamada  Gobolka ku sugan ay rasaas huwiyeen gaari uu watay  Suldaanka  xili uu ku  soo dhawaa goob gaadiidka  lagu baaro ,

Marxumka ayaa waxaa maanta lagu aasay degmada Baran .

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  oo ku sugan Degmada Baran maalintii Afaraad, ayaa waxa uu ka tacsiyeeyay  geerida naxdinta leh ee  ku timid Marxuun Suldaan Xasan Cali Jibriil..

Halakn ka Akhriso .

You must be logged in to post a comment Login