|

(Dhegayso ) Wasiirka cusub ee wasaarada deegaanka Puntland Saleebaan Xaaji “ waxaan dar dar galin doonaa howlihii wasaarada uyaalay

Saleebaan Xaaji Cabdala Wasiirka cusub ee wasaarada deegaanka Puntland ayaa sheegay in si daacad nimo ah uu ugudan doono shaqada loo igmada ee uu u hayo shacabka Puntland.

Waxa uu sheegay   Wasiirka cusub in shadii horaya uga socotay wasaada uu dar dar galin doono, isagoona uga mahad celiyay Madaxdweynaha kalsoonida uu u siiyay in uu xilkan u magacaabo.

 

Wasiirka cusub ayaa sheegay in uu ka shaqayn doono siyaasada horumarta dowladda ee barnaamijka iskutashiga Puntland.

Halkan ka dhegayso.

      Wasiirka Cusub

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login