|

IL QOSOL : – Akhriso Maaweelada Caruurta ee Farax Macalin Somaalida kula dhuuqo ” Mareykanku habeenkii buu haa Caruurey , Macdanta Dalka uu gurtaa “

Siyaasiga reer Kenya ee ka dilaala isku dirka iyo iska horkeenka Ummada Somaaliyeed ayaa barta uu ku leeyahay Twitterka ku soo bandhigay sheeko caruureed uu rabo inuu ku jahawareeriyo shacbiga Somaaliyeed ee dagaalada, Colaada iyo Abaaraha la daalaa dhacaya.

Farax Macalin ayaa bartiisa Twitterka ku qoray eryadan : ” Mareykanku habeenkii ayuu Macdanta Dalka gurtaa ” Siyaasi Somaaliyeed ayaa ugu jawaabay Farax ” EESH QUSAK ADIGA, Fadlan tan ma kuu gadmeysee, dib u soo feker ”

Halkan ka akhriso khuraafadka iyo Maaweelada Caruurata ee Farax Macalin Dawdal

You must be logged in to post a comment Login