|

(VIDEO) Wafti uu hoggaaminnayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo gaaray gobolka Sool.

Wafti uu hoggaaminnayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey degaanka Saaxdheer ee koonfurta Laascaanood.

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ,Cuqaal,Cullimo iyo qaybaha bulshada ayaan u kala hadhin soo dhawaynta waftigan.

Ujeedka socdaalka ee waftiga islaanka ayaa ah sii xoojinta nabbadda Tolka walaalaha ah Baharrarsame & Cumar Maxamuud isla markaana waxaa laga arrinsan doona go’aamadii horrey loo gaadhay fulintooda.

You must be logged in to post a comment Login