|

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo xoghaye cusub u magacaabay degmada Gaalkacyo.

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, C/llaahi Tima-cade ayaa xilka ka qaaday Xoghayaha degmada Gaalkacyo, Dalmar Maxamed Cali, waxaana uu xilkaasi u magacaabay, Maxamed Muuse Cabdulle.

Digreeto kasoo baxday xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Horumarinta reer miyiga Puntland Cabdulaahi Timacade ayaa lagu shaaciyey go’aankaan.

Akhriso wareegtada.

Comments are closed