|

(VIDEO) Cumar Farawayne Gudoomiyihii hore ee gobolka Nugaal oo maanta xilkii wareejiyay

Gudoomiyihii hore ee gobolka Nugaal  Cumar Farawayne ayaa maanta xilkii ku wareejiyay gudomiyaha cusub ee gobolka Nugaa oo uu dhawaan Madaxweynaha Gaas uu magacaabay  C/salaan Xasan .

Munaasiba xil wareejinta ayaa waxaa goob joog ka ahaa ,Wasiiro katirsan dowladda Puntland Nabadoonada iyo waxgaradka gobolka  , Gudoomiyaha cusub ee xilka lawareegay  iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Garoowe.

Cumar Farawayne ayaa ka warbixiyay mudadii sadaxda sano ahayd ee uu xilka hayay wax yaabihii uqabsoomay.

Halkan ka daawo.

 

You must be logged in to post a comment Login