|

(Dhegayso) Ex-Xildhibaan Cabdi Bare“ Dowladda Soomaaliya waxaa fiicneed in inta aysan ku cararin in laga qaado cuna qabatenta dhanka Hub ka ee saaran Soomaaliya marka hore shacabka Soomalaiyeed ha usamayso dib u heshiisiin

Dowladda Soomalaiya ayaa dhawaan Beesha caalamka waxa ay ka cosatay in Soomaaliya laga qaado cunaqabataynta dhanka hubka ah ee saaran.

Hadaba Ex-Xildhibaan Cabdi Bare Jibriir oo kamid ahaa Baarlamaankii hore ee Soomaaliya 2016kii ,ayaa sheegay in dowladdihii Soomaray  Soomaaliya sidan oo kale   Beesha caalamka ay uga codsadeen in cunaqabateenta Hubka ee saaran Soomaaliya laga qaado,  balse aan laga ogolaanin , wuxuuna ku sababeeyay laba arimood oo kala ah:

1-Shacabka Soomaaliyeed oo wali aan dib u heshiisiin loo samaynin oo udagan Gobol gobol.

2- Ciidan Soomalaiyeed oo la wareega amniga dalka oo aan diyaar sanayn, wuxuuna intaasi ku daray in dowladda ay hal bacaad kulisay so

Halkan ka hegayso.

      Cabdi Bare Jibriil

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login