|

Madaxweyne Gaas oo xil cusub u magacaabay Cumar Faraweyne.

Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 2 October 2018 magcaabay Taliaya Ciidanka ah ee Kaydka Dowladda Puntland.

Xeer Madaxweyne Lr.135 October 2, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Kaydka ah ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu Arkay:                     Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu arkay:                      Aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa shaqo

Wuxuu Xeeriyey:

1.Waxaa G/Sare Cumar  Cabdullaahi Maxamed (Cumr Fara-weyne ) loo magacaabay Taliaya Ciidanka Kaydka ah ee Dowladda Puntland.

  1. Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu

You must be logged in to post a comment Login