|

(VIDEO) Kalfadhigii 25-aad ee golaha deegaanka ee Degmada Garoowe oo maanta soo xirmay, lagana soo saray Warmurtiyeed

Duqa degmada Garoowe  Axmed Bare Siciid ayaa manata soo xilar kalfadhigii 25-aad ee golaha deegaanka ee degmada  Garoowe oo ahaa kalfadhigi ugu horeeyay tan iyo markii la soo xulay golahan.

Kalfadhiga ayaa go,aano ka gaaray arimo ay kamid yihiin , Amniga ,Nadaafada , Caafimaadka iyo horumarinta degmada .

Gudiyada joogtada ah ayaa lagu amray in ay sii wadaan howlaha shaqo inta uu furmayo kalfadhiga kan xiga.

Halkan ka daawo.

 

You must be logged in to post a comment Login